Arag mashruucyadii aan u sameeynay macaamiisheena - Billboard designs, corporate branding, print materials, iyo wax kasta oo aad u baahan tahay si aad sumcad adag u dhisato.

Billboard design oo weyn oo Taamir Hospital loogu talagalay

Xidhmada buuxda oo corporate branding ah - cups, cards, pens

Kalandar 2025 oo qaab qurux badan leh

Daabacad buug oo dental book ah

Brochure oo macluumaad dhammays ah ku qoran

Abaalmarino qurux badan oo dhakhaatiirta loo talagalay

Logo design oo Taamir Hospital

ID cards oo shaqaalaha isbitaalka loogu talagalay

Shahaado qadarin oo professional ah

Warqadaha rasmiga ah ee isbitaalka

Transit branding oo gaadiidka isbitaalka

Banner weyn oo dhacdooyinka loogu talagalay

Invoice pads oo professional ah

Rubber stamp oo logo Taamir Hospital leh

Lab coat iyo uniform oo shaqaalaha loogu talagalay

Roll-up banner oo discount promotion ah